admin

By

Maanta, oo ay taariikhdu tahay 19-ka Maarso waxaa buugaagtoodii difaacday ardayda kulliyadda Cilmiga Caafimaadka, ee jaamacadda Green Hope xarunteeda Muqadisho. Waxaan dhammaan ugu hambalyaynaynaa ardayda dadaalkoodii iyo shaqooyinkoodii adadkaa, ee ay soo qabteen. Taasoo gaarsiisay inay soo afmeeraan waxbarashadoodii mudada dheer u soo socotay. Today Tuesday 19th March,2024, General Nursing, Public Health and Medical Laboratory...
Read More
Kulliyadda Cilmiga Tignoolojiyadda ayaa maanta waxay xarunta dhexe ee Jaamacadda Green Hope ku difaacdeen buugtooda qalinjebinta. Today Wednesday 20th March,2024, Information Technology (IT) students of Green Hope University have defended their thesis and we all congratulate for their efforts and hard work which led them to reach this final stage of completing their studies.
Read More
Digitalization of professions has become an important tool for economic development. As Cameroon public and private sectors invest in digitalization of their services, Kesmonds International University is an important partner to the Ministry of Employment and Vocational Training to support digitalization in the public and private enterprises.
Read More
Medical laboratories play a crucial role in healthcare by providing accurate and timely information to healthcare professionals. Medical laboratories receive patient samples such as blood, urine, tissue, or other bodily fluids. These samples are collected by healthcare professionals using appropriate techniques and precautions Medical laboratories perform a wide range of tests using specialized equipment, instruments,...
Read More
Jaamacadda Green Hope, oo horaba loogu ogaa inay af Soomaaliga hiil u tahay ayaa xalay si weyn uga soo dhex muuqatay; munaasabad lagu soo bandhigay buugga Taariikhda Qorista iyo Horumarinta Af Soomaaliga laguna sagooriyayay ardayda hormadii labaad ee ay jaamacadda iyo Dhaxalreeb iska kaashadeen. Jaamacaddu waxay dhawrtaa, oo ay dhuddaa horumarinta afkeenna hooyo. Maamulaha Jaamacadda...
Read More
Agaasimaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare mudane Ismaaciil iyo xeeldheere/ cilmi baare dhanka waxbarashada ah oo marti u ah wasaaradda waxbarashada sΓ²omaaliya ayaa booqasho ku yimid jaamacadda Green Hope xarunteeda Muqdisho iyagoo ka mahad celiyey sida jaamacaddu ugu heellantahay u adeegidda shacabka soomaaliyeed.
Read More
Bisha markii ay aheed 25kii Oktober 2023, Maamulka jaamacadda Green Hope, wax ay u qabteen shir macallimiinta wax ka dhigta Jaamacadda. Waxyaabihii shirka looga hadlay waxaa ka mid ah arrimaha soo socda?– Hababka ugu wanaagsan ee ardayga aqoonta lagu gaarsiin karo (Student centered method)– In macallimiinta adeegsadaan habka qorshe shaqo (Scheme of work)– Ilaalinta waqtiga...
Read More
JAAMACADDA GREEN HOPE OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH U QABATEY ARDAYDA CUSUB EE KU SOO BIIRTEY JAAMACADDA Maanta oo ay taariikhdu tahay 23 bisha September, sanadka 2023, Jaamacadda Green Hope waxa ay xaflad soo dhaweeyn u qabatay ardayda cusub ee ku soo biirtey Jaamacadda iyadoo loogu waramay ardeydaas taariikhda iyo guulaha Jaamacadda Green Hope gaartey...
Read More
RELATIONSHIP-OF-ANEMIA-AND-PREMATURE-WITH-EARLY-MARRIAGE-AND-HEALTHY-REPRODUCTIVE-AGE-IN-MOGADISHU-SOMALIADownload
Read More
1 2