April 6, 2024

Day

Maanta, oo ay taariikhdu tahay 19-ka Maarso waxaa buugaagtoodii difaacday ardayda kulliyadda Cilmiga Caafimaadka, ee jaamacadda Green Hope xarunteeda Muqadisho. Waxaan dhammaan ugu hambalyaynaynaa ardayda dadaalkoodii iyo shaqooyinkoodii adadkaa, ee ay soo qabteen. Taasoo gaarsiisay inay soo afmeeraan waxbarashadoodii mudada dheer u soo socotay. Today Tuesday 19th March,2024, General Nursing, Public Health and Medical Laboratory...
Read More
Kulliyadda Cilmiga Tignoolojiyadda ayaa maanta waxay xarunta dhexe ee Jaamacadda Green Hope ku difaacdeen buugtooda qalinjebinta. Today Wednesday 20th March,2024, Information Technology (IT) students of Green Hope University have defended their thesis and we all congratulate for their efforts and hard work which led them to reach this final stage of completing their studies.
Read More