March 2023

Month

Maanto oo Isniin ah, taariikhduna ku beegantahay 27-ka Maarso: sannadka 2023-da waxaa Jaamacadda Green Hope ka billowday difaacashada buugaagta qalinjebinta. Waxaana maanta difaacday ardayda dhigata qeybta maamulka iyo maaraynta (Public Administration).
Read More
Maanta oo maalin jimco ah, taariikhduna ku beegantahay 10 ka maarso sannadka 2023, Jaamacadda Green Hope iyo midowga ardayda ayaa soo agaasimay xaflad lagu caleema-saaray guddoomiyaha midowga ardayda jaamacadda ee la doortay. Xafladda ayaa ku qabsoontay xarunta jaamacadda ee ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dadkii ka hadlay dhammaan ayaa bogaadiyay dadaallada ardaydu ku...
Read More
Ardayda kulliyadda shaybaarka ee jaamacadda Green Hope, ayaa maanta waxay boqasho ku tageen: Al-Xikma Primary and Secondary School. Iyagoo ka caawiyay ardayda dugsiga inay u sheegaan nooca ay dhiigagoodu yihiin (๐—•๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ฝ๐—ถ๐—ป๐—ด). ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ; ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐˜๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ณ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ.
Read More
A wonderful serenity has taken possession of my entire soul, like these sweet mornings of spring which I enjoy with my whole heart. I am alone, and feel the charm of existence in this spot, which was created for the bliss of souls like mine. I am so happy, my dear friend, so absorbed in...
Read More