October 2023

Month

Agaasimaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare mudane Ismaaciil iyo xeeldheere/ cilmi baare dhanka waxbarashada ah oo marti u ah wasaaradda waxbarashada sΓ²omaaliya ayaa booqasho ku yimid jaamacadda Green Hope xarunteeda Muqdisho iyagoo ka mahad celiyey sida jaamacaddu ugu heellantahay u adeegidda shacabka soomaaliyeed.
Read More
Bisha markii ay aheed 25kii Oktober 2023, Maamulka jaamacadda Green Hope, wax ay u qabteen shir macallimiinta wax ka dhigta Jaamacadda. Waxyaabihii shirka looga hadlay waxaa ka mid ah arrimaha soo socda?– Hababka ugu wanaagsan ee ardayga aqoonta lagu gaarsiin karo (Student centered method)– In macallimiinta adeegsadaan habka qorshe shaqo (Scheme of work)– Ilaalinta waqtiga...
Read More
JAAMACADDA GREEN HOPE OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH U QABATEY ARDAYDA CUSUB EE KU SOO BIIRTEY JAAMACADDA Maanta oo ay taariikhdu tahay 23 bisha September, sanadka 2023, Jaamacadda Green Hope waxa ay xaflad soo dhaweeyn u qabatay ardayda cusub ee ku soo biirtey Jaamacadda iyadoo loogu waramay ardeydaas taariikhda iyo guulaha Jaamacadda Green Hope gaartey...
Read More