𝐌𝐒𝐫𝐚𝐝𝐑𝐚π₯𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐝𝐑𝐒𝐠𝐒𝐬𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

Bisha markii ay aheed 25kii Oktober 2023, Maamulka jaamacadda Green Hope, wax ay u qabteen shir macallimiinta wax ka dhigta Jaamacadda. Waxyaabihii shirka looga hadlay waxaa ka mid ah arrimaha soo socda?
– Hababka ugu wanaagsan ee ardayga aqoonta lagu gaarsiin karo (Student centered method)
– In macallimiinta adeegsadaan habka qorshe shaqo (Scheme of work)
– Ilaalinta waqtiga looqoondeeyey ardayda in casharku uu ku baxo (The observation of time keeping)
– Habka ugu wanaagsan ee baruhu fasalka ku maamuli karo (Key elements of effective classroom management)
– Qaabka ardaydu isku dhexgeli lahaayeen (Students interaction)
– Ugu dambayntii waxaa looga mahadceliyey macallimiinta sida ay waqti u ilaaliyeen iyaga oo ka imaaday meelo fog fog ee kala duwan

Leave a Reply