Agaasimaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare mudane Ismaaciil iyo xeeldheere/ cilmi baare

Agaasimaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare mudane Ismaaciil iyo xeeldheere/ cilmi baare dhanka waxbarashada ah oo marti u ah wasaaradda waxbarashada sòomaaliya ayaa booqasho ku yimid jaamacadda Green Hope xarunteeda Muqdisho iyagoo ka mahad celiyey sida jaamacaddu ugu heellantahay u adeegidda shacabka soomaaliyeed.

Leave a Reply