JAAMACADDA GREEN HOPE OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH U QABATEY ARDAYDA CUSUB EE KU SOO BIIRTEY JAAMACADDA

JAAMACADDA GREEN HOPE OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH U QABATEY ARDAYDA CUSUB EE KU SOO BIIRTEY JAAMACADDA

Maanta oo ay taariikhdu tahay 23 bisha September, sanadka 2023, Jaamacadda Green Hope waxa ay xaflad soo dhaweeyn u qabatay ardayda cusub ee ku soo biirtey Jaamacadda iyadoo loogu waramay ardeydaas taariikhda iyo guulaha Jaamacadda Green Hope gaartey

Ardada cusub ayaa ka mahadceliyey soo dhaweeynta loo sameeyey waxaayna muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin in ay wax ka bartaan jaamacadda Green hope.

Maamulka Jaamacada waxa uu ku faraxsan yahay soo dhaweeynta ardayda cusub iyagoo u balan qaadey in loo fududeyn doono wixii tasiilaad ah oo ay u baahan yihiin.

www.greenhopeuniversity.edu.so

http://scholarship.greenhopeuniversity.edu.so/Student.php

Get Matched to Scholarships Today!

Leave a Reply