Maanta, oo ay taariikhdu tahay 19-ka Maarso waxaa buugaagtoodii difaacday ardayda kulliyadda Cilmiga Caafimaadka, ee jaamacadda Green Hope

Maanta, oo ay taariikhdu tahay 19-ka Maarso waxaa buugaagtoodii difaacday ardayda kulliyadda Cilmiga Caafimaadka, ee jaamacadda Green Hope xarunteeda Muqadisho. Waxaan dhammaan ugu hambalyaynaynaa ardayda dadaalkoodii iyo shaqooyinkoodii adadkaa, ee ay soo qabteen. Taasoo gaarsiisay inay soo afmeeraan waxbarashadoodii mudada dheer u soo socotay.

Today Tuesday 19th March,2024, General Nursing, Public Health and Medical Laboratory students of Green Hope University have defended their thesis and we all congratulate for their efforts and hard work which led them to reach this final stage of completing their studies.

Leave a Reply