June 15, 2023

Day

Toddobadii bisha Dirircawleed (Juun) 2023, ayaa waxa xaflad si weyn loo soo agaasimay lagu qabtay: masraxa Tiyeetarka qaranka. Munaasabaddan oo daarranayd qalinjebinta hormadii koowaad ee af Soomaaliga iyo suugaantiisa, hormadii shanaad ee heerka labaad ee waxbarashada sare iyo hormadii kow iyo tobnaad ee waxbarashada heerka koowaad. Munaasabaddan waxa si isle’eg ugu dabaal degay ardaydii ka...
Read More