๐Œ๐ข๐ซ๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฐ๐š๐ฑ๐๐ก๐ข๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง

Bisha markii ay aheed 25kii Oktober 2023, Maamulka jaamacadda Green Hope, wax ay u qabteen shir macallimiinta wax ka dhigta Jaamacadda. Waxyaabihii shirka looga hadlay waxaa ka mid ah arrimaha soo socda?
โ€“ Hababka ugu wanaagsan ee ardayga aqoonta lagu gaarsiin karo (Student centered method)
โ€“ In macallimiinta adeegsadaan habka qorshe shaqo (Scheme of work)
โ€“ Ilaalinta waqtiga looqoondeeyey ardayda in casharku uu ku baxo (The observation of time keeping)
โ€“ Habka ugu wanaagsan ee baruhu fasalka ku maamuli karo (Key elements of effective classroom management)
โ€“ Qaabka ardaydu isku dhexgeli lahaayeen (Students interaction)
โ€“ Ugu dambayntii waxaa looga mahadceliyey macallimiinta sida ay waqti u ilaaliyeen iyaga oo ka imaaday meelo fog fog ee kala duwan

Leave a Reply