News
Green Hope University news
Get the latest Green Hope University news, including university updates, partnerships, and student achievements.
Maamulka iyo macalimiinta kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Green Hope University – Branch of Beledweyne
admin
February 17, 2026
Maamulka iyo macalimiinta kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Green Hope University – Branch of Beledweyne ayaa yeeshay kulan muhiim ah oo looga hadlayay diyaar garowga iyo qorshaha furitaanka simistarka 2aad […]
Ardayda Jaamacadda Green Hope University, gaar ahaan kuwa ka tirsan Qeybta Nursing
admin
February 7, 2026
Ardayda Jaamacadda Green Hope University, gaar ahaan kuwa ka tirsan Qeybta Nursing, ayaa la geeyay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Benaadir, si ay u qaataan tababar caafimaad, loona dhammeystiro xirfaddooda […]
Final Exam
admin
January 11, 2026
Jaamacadda Green Hope: Imtixaanka Kama Dambaysta ah (Final Exam) ee Semester-ka 1aad ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026 ayaa si rasmi ah uga bilaabmay dhammaan xarumaha kala duwan.