dsc09661 copy

Ardayda Jaamacadda Green Hope University, gaar ahaan kuwa ka tirsan Qeybta Nursing

Ardayda Jaamacadda Green Hope University, gaar ahaan kuwa ka tirsan Qeybta Nursing, ayaa la geeyay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Benaadir, si ay u qaataan tababar caafimaad, loona dhammeystiro xirfaddooda aqooneed iyo tan shaqo. Tani waxay qayb ka tahay dadaallada joogtada ah ee Jaamacadda GREEN HOPE ugu jirto horumarinta tayada waxbarashada iyo diyaargarowga ardayda mustaqbalkooda shaqo.

dsc09636 copy dsc09641 copy dsc09661 copy dsc09665 copydsc09554 copy

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *