Blog

Category

Digitalization of professions has become an important tool for economic development. As Cameroon public and private sectors invest in digitalization of their services, Kesmonds International University is an important partner to the Ministry of Employment and Vocational Training to support digitalization in the public and private enterprises.
Read More
Medical laboratories play a crucial role in healthcare by providing accurate and timely information to healthcare professionals. Medical laboratories receive patient samples such as blood, urine, tissue, or other bodily fluids. These samples are collected by healthcare professionals using appropriate techniques and precautions Medical laboratories perform a wide range of tests using specialized equipment, instruments,...
Read More
Jaamacadda Green Hope, oo horaba loogu ogaa inay af Soomaaliga hiil u tahay ayaa xalay si weyn uga soo dhex muuqatay; munaasabad lagu soo bandhigay buugga Taariikhda Qorista iyo Horumarinta Af Soomaaliga laguna sagooriyayay ardayda hormadii labaad ee ay jaamacadda iyo Dhaxalreeb iska kaashadeen. Jaamacaddu waxay dhawrtaa, oo ay dhuddaa horumarinta afkeenna hooyo. Maamulaha Jaamacadda...
Read More
Agaasimaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare mudane Ismaaciil iyo xeeldheere/ cilmi baare dhanka waxbarashada ah oo marti u ah wasaaradda waxbarashada sรฒomaaliya ayaa booqasho ku yimid jaamacadda Green Hope xarunteeda Muqdisho iyagoo ka mahad celiyey sida jaamacaddu ugu heellantahay u adeegidda shacabka soomaaliyeed.
Read More
Bisha markii ay aheed 25kii Oktober 2023, Maamulka jaamacadda Green Hope, wax ay u qabteen shir macallimiinta wax ka dhigta Jaamacadda. Waxyaabihii shirka looga hadlay waxaa ka mid ah arrimaha soo socda?– Hababka ugu wanaagsan ee ardayga aqoonta lagu gaarsiin karo (Student centered method)– In macallimiinta adeegsadaan habka qorshe shaqo (Scheme of work)– Ilaalinta waqtiga...
Read More
Toddobadii bisha Dirircawleed (Juun) 2023, ayaa waxa xaflad si weyn loo soo agaasimay lagu qabtay: masraxa Tiyeetarka qaranka. Munaasabaddan oo daarranayd qalinjebinta hormadii koowaad ee af Soomaaliga iyo suugaantiisa, hormadii shanaad ee heerka labaad ee waxbarashada sare iyo hormadii kow iyo tobnaad ee waxbarashada heerka koowaad. Munaasabaddan waxa si isleโ€™eg ugu dabaal degay ardaydii ka...
Read More
Maanto oo Isniin ah, taariikhduna ku beegantahay 27-ka Maarso: sannadka 2023-da waxaa Jaamacadda Green Hope ka billowday difaacashada buugaagta qalinjebinta. Waxaana maanta difaacday ardayda dhigata qeybta maamulka iyo maaraynta (Public Administration).
Read More
Maanta oo maalin jimco ah, taariikhduna ku beegantahay 10 ka maarso sannadka 2023, Jaamacadda Green Hope iyo midowga ardayda ayaa soo agaasimay xaflad lagu caleema-saaray guddoomiyaha midowga ardayda jaamacadda ee la doortay. Xafladda ayaa ku qabsoontay xarunta jaamacadda ee ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dadkii ka hadlay dhammaan ayaa bogaadiyay dadaallada ardaydu ku...
Read More
Ardayda kulliyadda shaybaarka ee jaamacadda Green Hope, ayaa maanta waxay boqasho ku tageen: Al-Xikma Primary and Secondary School. Iyagoo ka caawiyay ardayda dugsiga inay u sheegaan nooca ay dhiigagoodu yihiin (๐—•๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ฝ๐—ถ๐—ป๐—ด). ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ; ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐˜๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ณ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ.
Read More
Maanta oo maalin jimco ah, taariikhduna ku beegantahay 10 ka maarso sannadka 2023, Jaamacadda Green Hope iyo midowga ardayda ayaa soo agaasimay xaflad lagu caleema-saaray guddoomiyaha midowga ardayda jaamacadda ee la doortay. Xafladda ayaa ku qabsoontay xarunta jaamacadda ee ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dadkii ka hadlay dhammaan ayaa bogaadiyay dadaallada ardaydu ku...
Read More